Site icon Qaamuus

jawaabta

raquusid
(m.f.dh)

eeg raquus². ld ruquusid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raquusid

ruquusid [m.dh]
ld raquus¹, raquusid.

raquus [m.l]
1. Dhex gelidda wax dhex galo carro, dhoobo iwm. 2. Camajuujin wax la camajuujiyo. ld ruquus¹.

raquus [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Wax, carro, dhoobo iwm gelgelin. ld ruquus².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version