Site icon Qaamuus

jawaabta

rarooy
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

ld rarooyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rarooy

garruud [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. G. ah: awr xooggan oo rarooyo ah. 2. G. ah: qoryo adadag oo waaweyn. 3. Rag duqow ah oo garta qaada; madax; qaaf.

karan [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-rmay, -rantay)
1. (f.g) Awr rarooy ah baar go'id. 2. (f.mg) Maro, harag iwm wax kar leh noqosho.

rarooyo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Awrta la rarto. ld raroy.

raro [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Gogol caws ka samaysan. 2. Laba kuus oo baruur ah oo dhabarka gorayada ku yaal oo subag la isku daweeyo laga shiilo.

raro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Xamuul gaadiid saarasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version