Site icon Qaamuus

jawaabta

raxanreeb
(m.dh)

Geed quwaax gaaban leh qodxo dhaadheer oo xooggan, diir cad iyo xanjo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raxanreeb

dhirindhir [m.l]
(bot.) Geed-quwaax ay raxanreebta isku bah yihiin oo leh qodax dhumuc weyn oo dheer iyo dheecaan dhammaajo ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version