Site icon Qaamuus

jawaabta

raybosoom
(m.l) (-myo, m.dh)

(baay.) Jidh yar oo dhululubaysan oo ku dhexjira unug nool, kaas oo ah halka lagu sameeyo borotiinka. Raybosoomyadu waxay ka koobanyihiin nooc RNA oo la yidhaahdo RNA ribosoomaysan iyo borotiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raybosoom

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version