Site icon Qaamuus

jawaabta

rayiis
(m.l) (-syo, m.dh)

Meel u furan in timaha lagu jaro ama lagu habeeyo; baarbiyeeri. ld rayiisle (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rayiis

ra'iisle [m.l]
Ninka timaha madaxa dadka gaagaabiya ama qurxiya. ld rayiisle.

rayiisle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Nin xirfaddiisu tahay jaridda iyo habaynta timaha; baarbiyeeri. 2. ld rayiis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version