Site icon Qaamuus

jawaabta

rayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

1. Nafley cudur ka bogsasho. 2. Ka r.: nafley xaalladdii hore ee ay ku sugnayd mid ka wanaagsan gelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rayso

nabrayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Jir nafley nabro yeelasho.

tabarayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Tabar yeelasho.

uurayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Uur yeelasho.

yarayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Qof fal sa-mayntiisa sahlasho. 2. Qof wax ku weyn wax yar ka dhigasho. 3. Qof, cid wax liita ka dhigasho.

abaarayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax abaari ku dhacday noqosho (meel). ld abaarso.

ajarayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld ajarso.

boorayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
(dii.) Biyo la'aan awgeed xubnaha laga weyso qaato qaar ka mid ah (wejiga iyo gacmaha) ciid nadiif ah marin si cibaado loo guto; tayamum.

cashiirayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Cid cashiiro ka dhigasho.

ciirayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Wax ciiro yeelasho. 2. Cid, ciir doonasho.

cimrayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld cumrayso.

ray [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yay, -ysay)
1. Cid dagaal ama tartan ku guulaysasho. 2. Ka r.: cid xaalad liidata oo ay ku jirtay ka soo wanaag-sanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version