Site icon Qaamuus

jawaabta

raysoom
(m.l) (-myo, m.dh)

(bot.) Jirid gudban oo dhulka hoostiisa marta. Waxay siisaa geedka awood uu kaga gudbo xilli una gudbo mid kale. Waxay noqon kartaa mid dhuuban oo qalqalloocan, mid jiidh leh ama mid bararsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raysoom

rayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Nafley cudur ka bogsasho. 2. Ka r.: nafley xaalladdii hore ee ay ku sugnayd mid ka wanaagsan gelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version