Site icon Qaamuus

jawaabta

riixan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xmay, -xantay; -xmi)

Wax, wax la riixay noqosho.

riixan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)

Wax la riixay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riixan

riixmid [m.f.dh]
eeg riixan¹.

riixnaan [m.f.dh]
eeg riixan². ld riixnaansho.

riix [m.l]
Jirro dad iyo xoolaha ku dhacda oo lafo xanuun leh; tuf.

riix [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Wax culus oo aan la qaadi karin xoog ku dhaqaajin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version