Site icon Qaamuus

jawaabta

riixgub
(m.l)

Calaamad dab ah oo ka muuqata jirka qof ama neef xoolaad oo laga gubay cudurka riixa. ld riixgubid.

riixgub
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

Qof ama neef xoolaad cudurka riixa ka gubid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riixgub

riixgubid [m.f.dh]
eeg riixgub². ld riixguub¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version