Site icon Qaamuus

jawaabta

rinjiyid
(m.f.dh)

eeg rinji². ld ranjiyayn, ranjiyid, rinjiyayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rinjiyid

buufi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax neef ku shubid. 2. Neef maaddo ur leh ama sun ka sameysan meel ku siiddeyn. 3. Hoore midab leh oo tuubbo si xoog leh uga baxayo meel ku rinjiyid.

ranjiyayn [m.dh]
ld rinjiyid.

ranjiyid [m.dh]
ld rinjiyid.

rinjiyayn [m.dh]
ld rinjiyid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version