Site icon Qaamuus

jawaabta

rixli
(m.l)

ld raxli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rixli

maxmil [m.l] (-llo/-xaamil, m.dh)
1. Rixli. 2. Bir qaroofan oo yaxaasbadeedka lagu dabo. 3. Maro xariir-madow ah oo tal iyo quraan lagu qurxiyey oo kabcada lagu dado.

raxli [m.l] (-iyo, m.dh)
Laba loox oo xalleefyo ah oo mar la isgelin karo marna la kala bixin karo, oo kitaabbada dusha laga saaro marka la akhrinayo. ld rixli.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version