roobi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)1. Roobdoon akhriyid. 2. Roob saadaalin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh roobi ↴
ooroobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oorow.
qaaligaroobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaligarow.
ugaaroobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ugaarow.
uuroobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uurow.
abaaroobid [m.f.dh]
eeg abaarow.
bakaaroobid [m.f.dh]
eeg bakaarow.
bidaarroobid [m.dh]
ld bidaarloobid.
biiroobid [m.f.dh]
eeg biirow.
caaroobid [m.f.dh]
eeg caarow. ld caarood.
cambaaroobid [m.f.dh]
eeg cambaarow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg