rubbiyad
(m.dh) (-do, m.l)(dhaq.) Lacag waddanka Hindiya iyo Baakistaan laga isticmaalo. ld rubbad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rubbiyad ↴
saaq [m.l]
1. Dhir geedaha kale ku faalasha. 2. Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyadaha oo u dhiganta laba caanadood oo waayadii hore la isticmaali jirey.
bawlad [m.dh] (-do, m.l)
Lacag sarrif ah oo waa hore la isticmaali jiray oo qiimaheedu u dhigmo rubbiyad afar meel loo dhigay meesheed. ld bawlo.
beesad [m.dh] (-do, m.l)
Lacag bir ah oo ka mid ah sarrifka rubbiyadda oo u dhiganta toban senti.
caanad [m.dh] (-ddo, m.dh)
Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban senti.
rubbad [m.dh]
ld rubbiyad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg