Site icon Qaamuus

jawaabta

rubisaar
(m.l)

Faa'iidada la dul saarto lacag la is amaahiyey; dulsaar; korsaar; dheef. ld ribisaar¹.

rubisaar
(Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1) (-ray, -rtay)

Lacag dulsaar leh cid amaahin. ld ribisaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rubisaar

ribisaar [m.l]
ld rubisaar¹.

ribisaar [Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1] (-ray, -rtay)
ld rubisaar².

ribisaarid [m.dh]
ld rubisaarid.

rubisaarasho [m.f.dh]
eeg rubisaaro.

rubisaarid [m.f.dh]
eeg rubisaar². ld ribi-saarid.

rubisaaro [f.lg3] (-rtay, -ratay)
Lacag dulsaar saarasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version