Site icon Qaamuus

jawaabta

saaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

Wax saab leh ahaansho. ld saabsan. saabsan

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaban

saabnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saaban. ld saab-naansho, saabsanaan, saabsanaansho.

saabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax saab loo yeelay ahaansho. 2. Ku s.: arrin iwm wax la xiriira ahaansho. 3. ld saaban.

candhasaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax la candhasaabay ahaansho (ari).

indhasaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax la indhaasabay ahaansho.

xisaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax la xisaabay ahaansho. ld xisaabsan.

saab [m.l] (-bab, m.l)
1. Qalab ka samaysan xididdo, maqaar, laamo yaryar oo weelasha qaarkood lagu rido laguna qaado. 2. Oogada qaarkeeda sare, inta ka samay-san isku qoofalka feeraha, lafdhabarta iyo lafsakaarta oo wadnaha iyo sambabbadu ku dhex jiraan. 3. Taliye.

saab [m.l]
1. (xis.) Nooc ka mid ah toobineed oo leh xoodbeeg le'eg hal. Ama xood uran oo ku wanqaran dhidibkiisa. Barta uu xoodku ka gooyo dhidibka waa geeska. Habdhiska kulanka kaartis saabku waxa uu leeyahay isle'eg beegaal oo leh sansaanka y = 4ax. 2.ÿ(xis.) Ururka baraha in u wada jira xarriiq iyo bar maguuraan ah. Xarriiq-da waxa la yiraahdaa jeedshe bartana kul-mis.

saab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Weel saab u yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version