sagootiyid
(m.dh)ld saagootiyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sagootiyid ↴
saagootiyid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saagooti². ld saagooti¹, sagooti¹, sagootiyid.
waddac [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-cay, -cday)
1. (f.g) Cid sagootiyid. 2. (f.mg) Adoo dabbaalanaya mowjad is raacin.
ambabbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof socdaal gelaya waxa uu u baahanyahay siin. 2. Cid safraysa sagootiyid. 3. Xoolo foofaya agaasimid.
dhowee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-weeyay, -weysay)
1. (f.g) Wax, wax kale ag geyn. 2. (f.g) Cid sagootiyid. 3. (f.g) Cid martigelin. 4. (f.g) Weel wax lagu shubay muggiisa in yar ka dhinmid. 5. (f.mg) Soo dh.: cid qaabilid. ld dhawee.
sagootin [m.dh]
ld sagootiyid.