Site icon Qaamuus

jawaabta

sagsaag
(m.l) (-gyo, m.dh)

1. Googoynta shaqo loo googooyo. 2. Si isweydaar ah oo makiinadda harqaanku dunta dharka ugu tosho. 3. S. ah: qof aan si joogto ah u imaan oo googoys badan. 4. S. ah: makiinad harqaan oo si isweydaar ah wax u tosha.

sagsaag
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

1. Hawl iwm ka maqnaansho. 2. Hawl si xun u qabasho. 3. Harqaan si isdhaafdhaafsan dhar ugu tolid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sagsaag

sagsaagad [m.dh] (-do, m.l)
Naag hawl way ka maqantahay.

sagsaagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Maro wax sagsaag lagu tolay ahaansho.

sagsaagasho [m.f.dh]
eeg sagsaago.

sagsaagid [m.f.dh]
eeg sagsaag².

sagsaagnaan [m.f.dh]
eeg sagsaagan. ld sagsaagnaansho.

sagsaagnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sagsaagnaan.

sagsaagnimo [m.dh]
Sagsaag ahaansho.

sagsaago [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
Dhar sagsaag ku tolasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version