Site icon Qaamuus

jawaabta

sahlo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-laday, -latay)

Wax, wax dhib yar ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sahlo

istikhaaro [m.dh]
Salaad sunno ah, soon iyo ducooyin loo sameeyo muraad adkaaday in Eebbe sahlo.

sahlasho [m.f.dh]
eeg sahlo.

sah [m.l] (-ho, m.dh)
Hadba xaalka markaas lagu sugan yahay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version