sahra
(m.dh)Xiddig weyn oo arooryada hore soo baxa; xiddig waaberi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sahra ↴
waxaraxir [m.dh]
(c.fal.) Meerayaasho qorraxda tan ugu iftiin badan, waxayna u dhexeysaa dhulka iyo dusaaga (cuddaarka) sannakeedu waa 225 maalmood, qorraxdana waxay u jirtaa toddobaatan ku dhowaad malyuun oo mayl; xiddigta waaberi; sahra.
sah [m.l] (-ho, m.dh)
Hadba xaalka markaas lagu sugan yahay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg