sahyuuniyad
(m.dh) (-do, m.l)Dhaqdhaqaaq siyaasadeed iyo mid diineed oo ku dhisan mabda'ujeeddadiisu tahay in Yuhuudda la ururiyo, la mideeyo oo loo helo meel la dejiyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sahyuuniyad ↴
sahyuuni [m.l] (-iyiin, m.dh)
Qof aaminsan sahyuuniyadda.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg