Site icon Qaamuus

jawaabta

sakad
(m.dh) (-do, m.l)

Daaro badan oo is haysta oo aan dariiq u dhexeyn. ld seked.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sakad

jisakaddare [m.l]
Abaalkii loo galay, wax xun ku guda (qof); qfkii wanaag u gala, ka abaaldhaca. ld jisadkaddare.

seked [m.dh] (-do, m.dh)
ld sakad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version