Site icon Qaamuus

jawaabta

sakal
(m.dh) (-lo, m.l)

Meel ciriiri ah. ld shakal¹.

sakal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-alay, -ashay)

Meel ciriiri ah wax gelin. ld shakal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sakal

sakalid [m.f.dh]
eeg sakal². ld shakalid.

shakal [m.dh]
ld sakal¹.

shakal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
ld sakal².

shakalid [m.dh]
ld sakalid.

taxane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
1. (xis.) Teed tirooyin maangal ah (ama waxyaabo kale) oo qaab laydi leh. 2. (kiim.) Urur xaddiyo ah oo u habaysan dhinac u taxyo iyo joog u taxyo si ay u sameeyaan qaab teed laydisan. Badanaaba waxa lagu dhex xiraa laba bilood ama laba sakal. Taxaneyaasha ma aha qiime tireed sida sugayaasha. Waxaa loo adeegsadaa in lagu muujiyo xiriirka ka dhexeeya xaddiyada.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version