sakhraansan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Qof wax sakhradi hayso noqosho. ld sakhradeysan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sakhraansan ↴
alaalax [m.l]
1. Socod lala dhacdhacayo tabar darro awgeed; 2. A. ah: qof sakhraansan.
sakhraansanaan [m.f.dh]
eeg sakhraansaan. ld sakhraansanaansho, sakhradeysnaan.
sakhraansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sakhraan-sanaan.
sakhradeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld sakhraansan.
sakhradeysnaan [m.dh]
ld sakhraansanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg