salaaf
(m.dh)Dabeecad fudayd ku jiro oo badanaa keenta in la sameeyo falal aan laga fiirsan.
salaaf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)Neef xoolaad liidasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh salaaf ↴
bayr [m.dh]
Iin maanka iyo muruqyada nafleyda ku dhaca oo keenta in laga dido ama laga boodo wax aan la hubsan; salaaf; biinan.
salaafid [m.f.dh]
eeg salaaf².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg