salaama
(Erey Dareen | Exclamation)Erey duco ah oo ka dhigan: “nabad gal!”; nabaaddiino. ld salaamad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh salaama ↴
salaamaco [m.dh]
Geed dhererkiisu dhexdhexaad yahay oo laamo jiljilicsan oo aan jebin iyo qodax yaryar leh. ld saleelmac.
salaamad [Erey Dareen | Exclamation]
ld salaama.
saleelmac [m.l]
Geedgaab leh caleemo jiljilicsan oo aan jebin iyo qodxo yaryar. ld salaamaco.
shifo [m.dh]
1. Caafimaad wax lagu cuno ama lagu cabbo; fayoobi; ladnaan. 2. (e.d) Erey duco ah oo cuntada ama cabidda horteeda la yiraahdo, ama qof saxday lagu yiraahdo; salaama!.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg