Site icon Qaamuus

jawaabta

salaaxid
(m.f.dh)

eeg salaax².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh salaaxid

ibagujee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-jeeyay, -jeysay)
Hal irmaan si ay u godlato naasaha si tartiib ah uga salaaxid.

xaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftirid; salaaxid. tifaftirid, salaaxid

dhoob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax badan meel isugu ururin. 2. Guri, xafiis iwm salaaxid. 3. Fallaar, gammuun iwm waabaayo marin.

godol [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-dlay, -doshay; -dli)
Neef irmaan si loo maalo candhada ka salaaxid. ld godli.

madaxsalaaxid [m.f.dh]
eeg madaxsalaax.

maraaci [m.l]
1. Salaaxidda haweeney la salaaxo. 2. ld maraaciyid.

maraaci [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday)
Haweeney salaaxid.

suubaansalaaxid [m.f.dh]
eeg suubaansalaax. ld suubasalaaxid.

suubasalaaxid [m.dh]
ld suubaansalaaxid.

salaax [m.l]
1. Wax wanaagsan. 2. Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mariyo. 3. Dhismo dhammaaday oo dusha laga simay. 4. S. ah: dhulbeereed aan geedo lahayn oo muddo la beerayey.

salaax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Wax xoo-daamin. 2. Derbi la dhisay dusha ka simid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version