Site icon Qaamuus

jawaabta

salabee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)

1. Cid hubayn. 2 Wax xaaqid. 3. Wax galayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh salabee

salabayn [m.f.dh]
eeg salabee.

salab [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Qalabka lagu dagaallamo; hub.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version