saldano
(m.dh)1. Awood xukun. 2. Boqor-tooyo. ld saldanad.
saldano
(m.dh)(siyaa.) Awoodda siyaasadeed oo buuxda ee uu waddan leeyahay e uu ku maamulayo waddankiisa, ama dal ama waddan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saldano ↴
saldanad [m.dh] (-do, m.dh)
ld saldano.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg