saliib
(m.l)Istillaab kirishtaanka summad u ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saliib ↴
saliibiyiin [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Ciidamadii masiixiga ahaa oo soo weerarey baytulmaqdis, Suuriya iyo meelo Falastiin ka mid ah, qarnigii kow iyo tobnaad ilaa qarnigii saddex iyo tobnaad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg