saliim-bibiish
(m.l) (-shyo, m.dh)ld saliim-bibanji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saliim-bibiish ↴
jirnac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena shan. ld banji-bisaliim, biish-bisaliim, saliim-bibiish.
saliim-bibanji [m.l] (-iyo, m.dh)
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena shan. ld banji-bisaliim, biish-bisaliim, saliim-bibiish.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg