Site icon Qaamuus

jawaabta

sallad
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

S. ah: qof dhibaatadiisu joogto tahay.

sallad
(m.dh) (-do, m.l)

1. Ul dhumuc weyn oo warmaha lagula dagaallamo. 2. ld selled. Dambiil yar.

sallad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Ku s.: cid wax dhiba ku dirid. ld sallid³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sallad

halrar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qof ama wax, wax lagu salladay ahaansho.

musallad [m.l] (-dyo, m.dh)
Qof aad u dhib badan oo dhibaatadiisu joogto tahay.

musalladnimo [m.dh]
Musallad ahaansho.

salladan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Ku s.: wax, wax kale dhibaato joogto ah ku sameeya ahaansho. ld sallidan.

salladid [m.f.dh]
eeg sallad³. ld sallidid.

salladnaan [m.f.dh]
eeg salladan. ld salad-naansho.

salladnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld salladnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version