Site icon Qaamuus

jawaabta

salladan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)

Ku s.: wax, wax kale dhibaato joogto ah ku sameeya ahaansho. ld sallidan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh salladan

salladnaan [m.f.dh]
eeg salladan. ld salad-naansho.

sallidan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
ld salladan.

sallad [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
S. ah: qof dhibaatadiisu joogto tahay.

sallad [m.dh] (-do, m.l)
1. Ul dhumuc weyn oo warmaha lagula dagaallamo. 2. ld selled. Dambiil yar.

sallad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Ku s.: cid wax dhiba ku dirid. ld sallid³.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version