sallid
(m.l)Ibtilo.
sallid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)ld sallad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sallid ↴
sallad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Ku s.: cid wax dhiba ku dirid. ld sallid³.
salladan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Ku s.: wax, wax kale dhibaato joogto ah ku sameeya ahaansho. ld sallidan.
salladid [m.f.dh]
eeg sallad³. ld sallidid.
sallidan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
ld salladan.
sallidid [m.f.dh]
eeg sallid².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg