saloog
(m.l)1. Wax dheer oo taagan. 2. Geed dheer oo aan laamo iyo caleen midna lahayn. 3. ld saloogid.
saloog
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)Xarig iwm isku soohid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saloog ↴
saloogan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Xarig iwm wax isku marmay noqosho. 2. Nafley caato noqosho.
saloogan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Xarig iwm wax la soohay ahaansho.
saloogid [m.f.dh]
eeg saloog². ld saloog¹ (3).
saloogmid [m.f.dh]
eeg saloogan¹.
saloognaan [m.f.dh]
eeg saloogan². ld saloog-naansho.
saloognaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld saloognaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg