Site icon Qaamuus

jawaabta

saloogan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gmay, -gantay; -gmi)

Xarig iwm wax isku marmay noqosho. 2. Nafley caato noqosho.

saloogan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

Xarig iwm wax la soohay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saloogan

saloogmid [m.f.dh]
eeg saloogan¹.

saloognaan [m.f.dh]
eeg saloogan². ld saloog-naansho.

saloog [m.l]
1. Wax dheer oo taagan. 2. Geed dheer oo aan laamo iyo caleen midna lahayn. 3. ld saloogid.

saloog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Xarig iwm isku soohid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version