Site icon Qaamuus

jawaabta

saloolid
(m.f.dh)

egg salool².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saloolid

xammis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Bun saloolid ama dubid.

salool [m.l]
1. Hilib odkac ah oo subaggii laga miiray. 2. Badar, raran kulul ama dufan lagu dubay.

salool [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oolay, -ooshay)
Hilib salool ka dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version