Site icon Qaamuus

jawaabta

saloolo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ooshay, -oolatay)

1. Badar raran ama dufan ku dubasho. 2. Ariga iyo ugaarta qaarkeed, si ay u daaqaan jeenyaha geed ku qabsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saloolo

maxmaas [m.l] (-syo, m.dh)
Birdaawada bunka lagu dubo ama lagu saloolo.

saloolasho [m.f.dh]
eeg saloolo. ld saloolad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version