samatabbixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid halis ah ka badbaadin. ld sabatabbixi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh samatabbixi ↴
badbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
1. Ka b.: halis ka samatabbixid. 2. Ka b.: si looga samatabbaxo dhibaatada dhuugga, baalka iwm xagga badda u guurid (reero).
sabatabbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld samatabbixi.
sabatabbixid [m.dh]
ld samatabbixid.
sabatabbixin [m.dh]
ld samatabbixin.
samatabbixid [m.f.dh]
eeg samatabbax². ld sabatabbixid.
samatabbixin [m.f.dh]
eeg samatabbixi. ld sabatabixin.
siraadkor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Dhibaato cid haysata ka samatabbixid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg