samatabbixid
(m.f.dh)eeg samatabbax². ld sabatabbixid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh samatabbixid ↴
badbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
1. Ka b.: halis ka samatabbixid. 2. Ka b.: si looga samatabbaxo dhibaatada dhuugga, baalka iwm xagga badda u guurid (reero).
sabatabbixid [m.dh]
ld samatabbixid.
siraadkor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Dhibaato cid haysata ka samatabbixid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg