Site icon Qaamuus

jawaabta

samboor
(m.l)

Cudur sanka dadka ku dhaca oo hindhiso badan, san cuncun iyo dhibaa-tooyin kaleba keena.

samboor
(m.l)

(daaw.) Kahsi ka yimaada budada ubaxa geedaha oo keena halaamacoodka sanka dhexdiisa iyo mararka qaarkood indhaha. Astaan: hindhiso badan.

samboor
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Samboor qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh samboor

samboorid [m.f.dh]
eeg samboor³.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version