san
(m.l) (-nan, m.l)1. Xubin wejiga ku taal oo afka iyo indhaha u dhexeysa oo laba dalool leh oo laga neefsado waxna lagu uriyo. 2. Meel ka soo fiiqan qararka iyo buuraha oo san u eg. 3. Daliig yar oo harag ah oo hargaha kale layskula tolo.
san
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-amaa, -amayd)Wax dhibaato, xanuun iwm aan qabin ahaansho.
Haadsan*
1-Kala miirad oo inta wanaagsan laharid 2-kala haadin eray loo adeegsado marka badarka loo kala saarayo budo iyo buunshe ama jariir iyo buunshe
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Tusmaysan .*
Macnaha : Qeexid si wacan loo qaabeeyey .
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh san ↴
aafeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax aafo haleeshay ahaansho.
ibagorayeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la ibagorayeeyey ahaansho (hal irmaan).
ibaguryeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la ibaguryeeyey ahaansho (hal).
ibajitaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax ibajito hayso ahaansho (neef geel ah).
da' [m.dh]
1. ld da'aad. Inta sano, bilo, maalmo
iwm ee nafley jirto laga bilaabo maalintii uu dhashay; cumri. 2. D. ah: qof sanado badan jira; duq. 3. Dad hal casri wada nool. duq, da'aad
saab [m.l]
1. (xis.) Nooc ka mid ah toobineed
oo leh xoodbeeg le'eg hal. Ama xood uran oo ku wanqaran dhidibkiisa. Barta uu xoodku ka gooyo dhidibka waa geeska. Habdhiska kulanka kaartis saabku waxa uu leeyahay
isle'eg beegaal oo leh sansaanka y = 4ax.
2.ÿ(xis.) Ururka baraha in u wada jira xarriiq iyo bar maguuraan ah. Xarriiq-da waxa la yiraahdaa jeedshe bartana kul-mis.
waa [m.l] (-aayo, m.l)
(jool.)Mid ka mid ah qaybaha waaweyn ee taxanaha waqtiga jiyoolojiyeed (ee ka dambeeya kambiriyanka horreeyaha). Waaga, laf ahaantiisa waxaa loo
kala aqoonsanyihiin saddex waa - aaliyo soyik, mesosoyik iyo saynsoyik, kuwaas oo ku fidsan ilaa 6 (lix) milyan sano ee la soo dhaafay.
ebteleysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld ibtileysan. ibtileysan
aaladeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Wax la qalabeeyay ahaansho. 2. Wax la qurxiyay ahaansho. 3. Wax la hubeeyay ahaansho (ciidan).
baabba'san [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Baabba' ku dhacay ahaansho.
s [m.dh]
(sa') Xarafka siddeed iyo tobnaad ee
alifka soomaaliga, waana shibbane.