Site icon Qaamuus

jawaabta

sancan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax nasiib wanaagsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sancan

dano [m.dh]
1. Dani. 2. In yar oo caano dhanaan ah oo gundhig looga dhigo caano la rabo in ay dhaqso u gorooraan. 3. In yar oo caano ah oo laga shubo caano la lulayo oo la siiyo qof la rumaysanyahay in uu u sancanyahay oo ay haantu subag badan dhalayso. 4. Biyo yar oo lagu daro caano la lulayo marka ay firfiraan.

sancanaan [m.f.dh]
eeg sancan. ld sanca-naansho.

sancanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sancanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version