sanco
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Si aqoon iyo tab ah oo wax loo qabto; farsamo. 2. Nabar-rada iyo cudurrada oo si aqoon leh loo daweeyo. 3. Aqoon hawl gaar ah loo leeyahay; xirfad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sanco ↴
san [m.l] (-nan, m.l)
1. Xubin wejiga ku taal oo afka iyo indhaha u dhexeysa oo laba dalool leh oo laga neefsado waxna lagu uriyo. 2. Meel ka soo fiiqan qararka iyo buuraha oo san u eg. 3. Daliig yar oo harag ah oo hargaha kale layskula tolo.
san [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-amaa, -amayd)
Wax dhibaato, xanuun iwm aan qabin ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg