sandulle
(m.l)1. Dalool sanka lo'da laga dalooliyo oo bir laga geliyo si xarigga lagu hoggaaminayo loogu xiro. 2. S. ah: qasab; xoog.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sandulle ↴
hawaan [m.l]
Wax la is yeelsiiyo; xoog; dirqi; sandulle, khasab.
jajuub [m.l]
Qasbidda qof wax uusan raali ka ahayn lagu sandulleeyo. ld jujuub¹.
sandullee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Cid qasbid.
sandulleyn [m.f.dh]
eeg sandullee. ld sandulleys.
sandulleys [m.l]
ld sandulleyn.
sandulleysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Nafley wax la sandulleeyey ahaansho.
sandulleysnaan [m.f.dh]
eeg sandulleysan. ld sandulleysnaansho.
sandulleysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sandulleys-naan.
bilqasab [Falkaab | Adverb]
Si sandulle ah, si xoog ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg