sandullee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)Cid qasbid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sandullee ↴
jajuub [m.l]
Qasbidda qof wax uusan raali ka ahayn lagu sandulleeyo. ld jujuub¹.
sandulleyn [m.f.dh]
eeg sandullee. ld sandulleys.
sandulleysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Nafley wax la sandulleeyey ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg