Site icon Qaamuus

jawaabta

saneeg
(m.l) (-gyo, m.dh)

Kolmo ka lalmada sanka geela oo ka dhasha santuur lagu sameeyey.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saneeg

gees [m.l] (-so, m.l)
1. Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkood (lo'da, ariga, ugaarta iwm), madaxa raafleyda. 2. Dhinac; hareer. 3. Laba saneeg oo ka baxa madaxa cayayaanka qaarkii; geesdaree.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version