sanqar
(m.dh) (-ro, ml.)Jabaqda ka dhalata laba shay oo isku dhacday. ld shanqar¹, sharqan¹, sharqar¹.
sanqar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Sanqar samayn. ld shanqar², sharqan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sanqar ↴
caroofi [m.l]
C. ah: neef geel ah, lixaad weyn, sanqaroor rogan leh.
danan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
1. Faras ciyid. 2. Dawan, lacag qaddaaddiic ah iwm sanqarid.
dhuus [m.dh]
Neef kolkol sanqari weheliso oo qurmuun oo nafleyda qaarkeed xaggeeda dambe ka timaadda. ld dhuuso.
kamas [m.dh]
Inta u dhexeysa koodka iyo sanqaroorka oo ku beegan indhaha oo aad u godan.
mashiiqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Wax la calalinayo dheecan ka nuugid. 2. Ka m.: sanqar afeed diidmo ah oo yasidi ku dheehantahay muujin.
sanqari [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka s.: wax sanqar ka yeersiin. ld shanqari, sharqami.
sanqarid [m.f.dh]
eeg sanqar². ld shanqarid, sharqamid.
sanqarin [m.f.dh]
eeg sanqari. ld shanqarin, sharqamin.