sarcan
(m.dh)ld sarac².
sarcan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la sarcay ahaansho (geed).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarcan ↴
yaxaas [m.l]
(c.nafl.) Bahal webiga ku jira oo abeeso-lugaley weynaatay u eg; haraggiisa waxaa kasoo taagtaagan filgimmo geeso u eg oo waa adayg toxob leh; wuxuu leeyahay dabo dheer iyo madax isaguna dheer oo saddexgees qaabki leh; daaman adag iyo af weyn oo ilko ku sarcanyihiin; dadka iyo duunyadaba waa uu cunaa.
hilib-ure [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Hilib ku yaal sarcanyaha iyo kilkilooyinka xoolaha.
sarac [m.dh] (-rco, m.l)
Laabatada hoose oo gumaarka (bisqanlayda) iyo bowdadu iska galaan. ld sarcan¹.
sarcanaan [m.f.dh]
eeg sarcan². ld sacra-naansho.
sarcanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sarcanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg