sarco
(m.dh)Cudur maskaxeed dadka ku dhaca oo lala suuxo; qallal.
sarco
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-caday, -catay)1. Beer abuurasho. 2. Geed si uu xabag u dhalo mudmudasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarco ↴
qallal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
1. Wax qoyanaa engegid. 2. Qof sarco qaba suuxid. 3. Xubin jirka nafleyda ka mid ah hawl gabid.
sarcasho [m.f.dh]
eeg sarco².
suuxdin [m.dh]
1. Miyirbeel lala dhaco. 2. Qallal; sarco. ld suuxdimo, suuxtin.
sar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar. 2. Harag neef weyn oo geel ama lo'ah.
sar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax jeexdin yar u yeelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg