saree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)1. Nafley cudur qaadsiin. 2. Cid wax xun barid (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saree ↴
ubaxley [m.dh (bot.)]
Dhirta ubaxa leh. Ubaxleydu waa muuqaallada dhirta shiiqisa
ee maanta. Waxa laga helaa dhismayaasha
ugu sareeya boqortooyada dhirta, taas oo u suurto gelisa inay ku noolaadaan sabooyin kala duwan.
ansareer [m.l]
ld ansaleel.
ansareeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld ansaleeli.
ansareerin [m.dh]
ld ansaleelin.
barahaman [m.l] (-nno, m.dh)
(dii.) Waxay ka mid yihiin wadaaddada ugu sareeya Hinduuga.
dubduleed [m.l]
1. (c.nafl.) Lakab jinsiyeedka dusha ee uurjifka, kaasi oo u kora timo, ganjidho kala duwan iwm. 2. (baay.) Lakabkaugu sareeyo ee unugyada gasturulaha, kaas oo isku beddeli doona dubka sare ee maqaarka iyo habdhiska dareenwadka ee qaangaadhka.
dub-sare [m.l] (-bab ..., m.l)
(c.nafl.) Sooloji ahaan lakabka ugu sareeya ee unugyada jidhka xayawaanka.
geeti [m.dh]
Qof saarleyda booranaha ugu sareey.
heerkul qiirqiir [m.l]
(fiis.) Heerkulka heer ka sareeya, aanay neefi ku hooroobeyn, xataa haddii la kordhiyo cadaadiska saaran.
musareed [m.l]
Xerada ariga aaggeeda.
sar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar. 2. Harag neef weyn oo geel ama lo'ah.
sar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax jeexdin yar u yeelid.